Booqasho

Friday, 11 March 2011

Saldhigyada Gobolka Gedo ee Ciidanka Xooga Dalka

Fariisimada Militiri ee Gobolka Gedo

Saldhigyada Waaweyn ee Gobolka Gedo

1. Garbahaarreey

Xarunta Gaaska Gobolka Gedo

2. Luuq
Xarunta Ururka  Libside
Difaaca Cirka – Jenetayaal ama qoryaha 100mm, 152mm

3. Balad Xaawo
Guutada 77aad

Lidka Diyaaradaha, Madaafiicda Goobta
4. Luuq
Ururka Hilaac

Gaadiidka Gaashaaman
5. Luuq
Guutada 16aad, Saldhiga Qooneey, Caabinta Guud

6. Malkaarreey
Xerada Tababarka Ciidanka Xooga Dalka 1960

7. Baardheere, Sarinleey iyo Maroodilow

Saldhiga 43aad
Xerada Bulsho ee Ciidanka Xooga Dalka
Xarunta Dabridka Degmada Baardheere

8. Faafaxdhuun
Guutada 54aad – 1963 (Horarkii Waraabaha), 1976 loo raray Furinta

1 comment:

  1. Guutada 54aad ee Xooga Dalka waa in Gedo lagu soo celiyaa lana dejiyaa deegaanka Hareeri iyo Caanoole u dhexeeya maxaa yeelay Faafaxdhuun waa deegaan xoolaha iyo ugaarta sida baciidka, libaaxa, noocyo badan deerada, gerinuugta, goronyada iyo duur joog badan hodan ku ah daaqa geelana caan ku ah.

    1960yadii waxaa ay Guutada 54aad difaac iyo weerar ay u ahayd xoraynta NFD oo markii dambe lagu guulaysan waayay.

    Dhanka Caanoole 50KM koonfur bari Baardheere waa deegaan beero un u badan oo xoolo iyo duurjoog la dhibayo ma jirto beeranaha waa laga fogaan oo tuulada Hareeri ayaa la dejin karaa Guutada 54aad kamana durugsana buundada Bu'aale ee Jubada Dhexe hadii loo baahdo in NFD mar kale la xoreeyo ama la difaaco xorayn ka dib.

    ReplyDelete